Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya iyo ciidamada amaanka oo howlgalo bilaabay

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay faraha kasii baxayay amaanka magaalada Muqdisho, waxaana qeybo badan oo magaalada ka dhacayay dilal qorsheesan iyo qaraxyada miinooyinka hareeraha laamiga la dhigo. Magaalada Muqdisho  waxaa shalay kaliya lagu dilay ilaa 8 ruux oo isugu jira askar iyo dad shacab ah, dilka dalkan ayaana loo adeegsaday qarax miino iyo sidoo kale biskoolado … Continue reading Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya iyo ciidamada amaanka oo howlgalo bilaabay